Ku soo dhawoow bogeena cusub ee Ilaalo Qaran.
-
Tijaabo cusub.
Waxaan tijaabinaynaa wordpress kan cusub si aan dadwaynaha ula wadaagno arrimaha bulshada ee dalkeena Djibouti, waxaad halkan kala socon doontaan warbixinada kala duwan ee dalkeena. Waxaan ugu bishaaraynaynaa dadwaynaha reer Djibouti in ay halkan kala socon doonaan warar sax ah oo tifaftiran, ku soo dhawaada boga cusub walaalyaal. Hadii aad dareentaan ama warbixinta ay idiin… Read more
Follow My Blog
Get new content delivered directly to your inbox.